(Sawirro) Booliska Somalia oo sheegay iney gacanta ku dhigeen qaraxyo la diyaarinayey

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Qoraal kooban oo ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay miinooyin la diyaarinayey iyo hub kale oo wax lagu gumaado. “Cutubka La dagaallanka Argagixisada Boliiska Soomaaliya … Continue reading (Sawirro) Booliska Somalia oo sheegay iney gacanta ku dhigeen qaraxyo la diyaarinayey